Xusuustii Laashin Maxamed Gacal Xaayow: 1

Prijzen vanaf
14,90

Uitgelicht

VERGELIJK ALLE AANBIEDERS (2)

Beschrijving

Bol Buuggan "Xusuustii Laashin Maxamed Gacal Xaayow" waa taariikh-nololeed iyo ururin suugaaneed u sameeyay qoraaga Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban" isagoo xusuusinaya nolosha iyo hal-abuurka Abwaan Maxamed Gacal Xaayow, mid ka mid ahaa suugaanleyda Soomaalida ee ugu caansanaa qarnigii 19aad iyo 20aad. In kasta oo uu indhaha beelay dabayaaqadii 1979kii, abwaanku wuxuu sii watay curinta Gabayo, Guurow, Geeraar iyo Shirib, isagoo ka hadlaya nabadda, wacyigelinta bulshada, diinta, dhaqanka Soomaaliyeed iyo horumarinta ummadda. Buuggu wuxuu ka kooban yahay hordhac, taariikh nololeed oo faahfaahsan, hibeyn iyo mahadcelin, ka dibna ururinta gabayadiisa oo lagu qeybiyay cinwaanno kala duwan sida "Aaden Cadde," "Dhambaalkii nabadda," "Nabadda ku heshiiya," iyo "Rabbi TALO ku filan." Buuggan wuxuu leeyahay taageero ka timid Senator Professor Cusmaan Xaaji Maxamed "Dufle," Ambassador Maxamed Cali Nuur "Americo," iyo Maxamed A. Amir (Duqii hore ee Muqdisho). Wuxuu ka mid noqonayaa keydka suugaanta Soomaalida oo faa'iido u leh jiilalka soo socda, gaar ahaan Soomaalida ku nool dibadda.C/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "SooyaaC/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "Sooyaalkii Suugaanta Cabdulle Raage Taraawiil"; iyo kuwo kale. Waa aasaasaha, agaasimaha iyo maamulaha guud ee shirkadda Xildhiban Publications. Hadda wuxuu ku nool yahay, isaga iyo qoyskiisa Ingiriiska.

Vergelijk aanbieders (2)

Sorteren op:

€ 14,90 € 2,99 verzendkosten Totaal € 17,89

€ 29,66 € 3,00 verzendkosten Totaal € 32,66

Beschrijving (1)

Buuggan "Xusuustii Laashin Maxamed Gacal Xaayow" waa taariikh-nololeed iyo ururin suugaaneed u sameeyay qoraaga Abdulaziz Ali Ibrahim "Xildhiban" isagoo xusuusinaya nolosha iyo hal-abuurka Abwaan Maxamed Gacal Xaayow, mid ka mid ahaa suugaanleyda Soomaalida ee ugu caansanaa qarnigii 19aad iyo 20aad. In kasta oo uu indhaha beelay dabayaaqadii 1979kii, abwaanku wuxuu sii watay curinta Gabayo, Guurow, Geeraar iyo Shirib, isagoo ka hadlaya nabadda, wacyigelinta bulshada, diinta, dhaqanka Soomaaliyeed iyo horumarinta ummadda. Buuggu wuxuu ka kooban yahay hordhac, taariikh nololeed oo faahfaahsan, hibeyn iyo mahadcelin, ka dibna ururinta gabayadiisa oo lagu qeybiyay cinwaanno kala duwan sida "Aaden Cadde," "Dhambaalkii nabadda," "Nabadda ku heshiiya," iyo "Rabbi TALO ku filan." Buuggan wuxuu leeyahay taageero ka timid Senator Professor Cusmaan Xaaji Maxamed "Dufle," Ambassador Maxamed Cali Nuur "Americo," iyo Maxamed A. Amir (Duqii hore ee Muqdisho). Wuxuu ka mid noqonayaa keydka suugaanta Soomaalida oo faa'iido u leh jiilalka soo socda, gaar ahaan Soomaalida ku nool dibadda.C/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "SooyaaC/CASIIS CALI IBRAHIM "XILDHIBAN" waa qoraa, cilmibaare, siyaasi, iyo abwaan Soomaaliyeed, oo soo qabtay xilal kala duwan dalka iyo dibadaba, oo daabaca buugaagta Soomaalida ku xeeldheer dhaqanka, siyaasadda iyo tiirarka guud ee bulshada Soomaaliyeed. Wuxuu daabacay muddo gaaraysa labaatan sano buugaag xulan oo tiro iyo tayaba leh. Waxaa ka mid ah "Taxanaha Taariikhda Soomaaliya"; "Maamulladii iyo Madaxdii Soo Martay Soomaaliya"; "Sooyaalkii Suugaanta Cabdulle Raage Taraawiil"; iyo kuwo kale. Waa aasaasaha, agaasimaha iyo maamulaha guud ee shirkadda Xildhiban Publications. Hadda wuxuu ku nool yahay, isaga iyo qoyskiisa Ingiriiska.


Productspecificaties

Merk Xildhiban Publications
EAN
  • 9781915782984
Maat


Prijshistorie

* Prijshistorie bevat geen data van Amazon.

Prijzen voor het laatst bijgewerkt op:

Uitgelichte Keuze
14,90
Naar shop