Buuggaan waxaan u qoray si aan ugu sheego jiilka dhaxalka in Soomaalinimadu ay tahay sharaf, ee aysan ahayn ceeb. Waxaan u qoray inaan u sheego, Soomaali wax walba way soo tijaabisay, waxa kaliya ee dhammaanteen ina deeqayaa waa: Soomaalinimo. Waxaan kaloo u qaoray inaan u sheego jiilka dhaxalka in aanan u baahnayn dad shisheeye oo la sheegto oo lasoo min guuriyo sooyaalkooda. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa 'Qur'aan alif ku qalloocday Albaqrah kuma tooso', marka hore aan saxno sooyaalkeena, turxaantana ka saarno.
AmazonPages: 342, Paperback, CIID Publishing
Prijshistorie
* Prijshistorie bevat geen data van Amazon.
Prijzen voor het laatst bijgewerkt op: