Diblomaasiyaddda Iyo Dunida

Prijzen vanaf
29,99

Uitgelicht

VERGELIJK ALLE AANBIEDERS (2)

Beschrijving

Bol DR. CABDI SHIRE WARSAME, waa Guddoomiyaha Xarun-goboleedka Hoggaaminta iyo Horumarinta (Regional Leadership and Development Centre 'RLDC.' ). Waxa uu ka mid yahay, Guddiga Latalinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga ah oo ka kooban Xeel-dheereyaal dhinacayada Diblomaasiyadda iyo guud ahaan hawlaha Wasaaradda. Waxa uu xilal kala ah, Wasiirudowlaha Arrimaha Dibedda iyo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, ka qabtey, Dowladdii ku-meel-gaarka ahayd ee lagu dhisay Shirweynihii Carta ee Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Qoraagani, waxa uu ahaa, Diblomaasi sare oo soo baqtay, Xilal kala ah: Siihayaha Magacaaban ee Safaaradda Soomaaliya ee Tehran, Iran; Lataliyaha Siyaasadda ee Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, Kenya; Xoghayaha koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, Kenya; iyo, Madaxa Laanta Heshiisyada iyo Axdiyada Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. Dr. Cabdi, waxa uu waxbarasho heerar kala duwan ah, ku kala qaatay: Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliya ee Muqdisho oo uu ka qaatay Lawriyada Sharciga; Dugsiga Ganacsiga iyo Maareynta, Jaamacadda Caalamiga ah ee Maraykanka (United States International University 'USIU'). Nairobi, Kenya oo uu ka qaatay shahaadooyin takhasus oo kala ah 'M.Sc. in Management and Organizational Development' (MOD); 'Master of Business Administration' (MBA). Qoraagani, waxa uu hore u soo saaray, 'Hoggaaminta Wanaagsan (2010); iyo 'Xallinta Khilaafka' (2012). Buuggani, wuxuu:Kuu muujinayaa, sooyaalka Diblomaasiyadda;Kuu iftiiminayaa, Diblomaasiyadda waxa ay tahay iyo wax aysan ahayn;Ku barayaa, ahmiyadda iyo waxtarka Diblomaasiyadda;Si waä ah kuu tusayaa, Hab-maamuuska Guud ee dowladaha Caalarnka, ay wada adeegsadaan;Ku tusayaa, in dowladi Hab-maamuuska la'aanti heybad yeelan karin;Soo bandhigayaa, doorka qaayaha !eh ee Qarammada Midoobey, ka qaadatay, Qaangaaridda Diblomaasiyadda;Kuu iftiiminayaa, saldhigga aasaasiga ah ee xiriirrada Diblomaasiyadeed iyo Qunsuliyadeed;Kuu tilmaamayaa, dowga habboon ee loo maro dhismaha diblomaasiyiinta;Kuu tebinayaa, Taariikh kooban ee Diblomaasiyadda Soomaaliya;Kuu muujinayaa, Hab-maamuuska Hoggaaminta Dhaqanka ee Soomaalida;Ku barayaa, Hab-maamuuska Dowladda Soomaaliya.

Vergelijk aanbieders (2)

Sorteren op:

€ 29,99 Gratis verzending

€ 52,69 € 5,23 verzendkosten Totaal € 57,92

Beschrijving (1)

DR. CABDI SHIRE WARSAME, waa Guddoomiyaha Xarun-goboleedka Hoggaaminta iyo Horumarinta (Regional Leadership and Development Centre 'RLDC.' ). Waxa uu ka mid yahay, Guddiga Latalinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga ah oo ka kooban Xeel-dheereyaal dhinacayada Diblomaasiyadda iyo guud ahaan hawlaha Wasaaradda. Waxa uu xilal kala ah, Wasiirudowlaha Arrimaha Dibedda iyo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, ka qabtey, Dowladdii ku-meel-gaarka ahayd ee lagu dhisay Shirweynihii Carta ee Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Qoraagani, waxa uu ahaa, Diblomaasi sare oo soo baqtay, Xilal kala ah: Siihayaha Magacaaban ee Safaaradda Soomaaliya ee Tehran, Iran; Lataliyaha Siyaasadda ee Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, Kenya; Xoghayaha koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, Kenya; iyo, Madaxa Laanta Heshiisyada iyo Axdiyada Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. Dr. Cabdi, waxa uu waxbarasho heerar kala duwan ah, ku kala qaatay: Kulliyadda Sharciga ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliya ee Muqdisho oo uu ka qaatay Lawriyada Sharciga; Dugsiga Ganacsiga iyo Maareynta, Jaamacadda Caalamiga ah ee Maraykanka (United States International University 'USIU'). Nairobi, Kenya oo uu ka qaatay shahaadooyin takhasus oo kala ah 'M.Sc. in Management and Organizational Development' (MOD); 'Master of Business Administration' (MBA). Qoraagani, waxa uu hore u soo saaray, 'Hoggaaminta Wanaagsan (2010); iyo 'Xallinta Khilaafka' (2012). Buuggani, wuxuu:Kuu muujinayaa, sooyaalka Diblomaasiyadda;Kuu iftiiminayaa, Diblomaasiyadda waxa ay tahay iyo wax aysan ahayn;Ku barayaa, ahmiyadda iyo waxtarka Diblomaasiyadda;Si waä ah kuu tusayaa, Hab-maamuuska Guud ee dowladaha Caalarnka, ay wada adeegsadaan;Ku tusayaa, in dowladi Hab-maamuuska la'aanti heybad yeelan karin;Soo bandhigayaa, doorka qaayaha !eh ee Qarammada Midoobey, ka qaadatay, Qaangaaridda Diblomaasiyadda;Kuu iftiiminayaa, saldhigga aasaasiga ah ee xiriirrada Diblomaasiyadeed iyo Qunsuliyadeed;Kuu tilmaamayaa, dowga habboon ee loo maro dhismaha diblomaasiyiinta;Kuu tebinayaa, Taariikh kooban ee Diblomaasiyadda Soomaaliya;Kuu muujinayaa, Hab-maamuuska Hoggaaminta Dhaqanka ee Soomaalida;Ku barayaa, Hab-maamuuska Dowladda Soomaaliya.


Productspecificaties

Merk Looh Press
EAN
  • 9780956368836
Maat


Prijshistorie

* Prijshistorie bevat geen data van Amazon.

Prijzen voor het laatst bijgewerkt op:

Uitgelichte Keuze
29,99
Naar shop