Al Munqid

Prijzen vanaf
13,00

Uitgelicht


Beschrijving

Bol "Nin hali ka luntay haan gunteedna waa ka dayaa."-Maahmaah Soomaaliyeed. Al-Munqid minad Dalaal waa xogwarranka waaya-arag xaqiiqadoonnimadu meelo badan ka tuurtay, saymo badanna u galay. Imaam Qasaali waxa uu inooga warramayaa waayihiisi aqooneed iyo waxyaalihii uu kala kulmay raadinta xaqa iyo ka gungaaridda afkaarihii ku hareeraysnaa xilligaa. Waxa uu si aan gabbasho lahayn inoogu sheegayaa ku dedaalkiisi caannimada iyo magaca iyo heerkii uu gaaray, iyo sidii uu waxaas oo dhan u tuuray markii laabtiisu ku xasili wayday. Waxa uu inoo sheegayaa in uu maray marxalado halis ah oo iimaankiisiba meesha ka baxay oo uu shaki iyo gebidhac ku jiray, ka dibna Alle ka badbaadiyay. Waxa uu inoo tibaaxayaa tubtii uu ku badbaaday iyo meelihii aafadu markii horaba ka haleeshay. Waxa uu xoogga saarayaa aragtiyihii iyo kooxihii xilligaa saamaynta ku lahaa degaankiisi afartii ugu waaweynaa oo kala ah: Mutakallimiinta, Faylasuufyada, Baadiniyada, iyo Suufiyada.

Vergelijk aanbieders (1)

Shop
Prijs
Verzendkosten
Totale prijs
13,00
2,99
15,99
Naar shop
2,99 Shipping Costs
Beschrijving (1)

"Nin hali ka luntay haan gunteedna waa ka dayaa."-Maahmaah Soomaaliyeed. Al-Munqid minad Dalaal waa xogwarranka waaya-arag xaqiiqadoonnimadu meelo badan ka tuurtay, saymo badanna u galay. Imaam Qasaali waxa uu inooga warramayaa waayihiisi aqooneed iyo waxyaalihii uu kala kulmay raadinta xaqa iyo ka gungaaridda afkaarihii ku hareeraysnaa xilligaa. Waxa uu si aan gabbasho lahayn inoogu sheegayaa ku dedaalkiisi caannimada iyo magaca iyo heerkii uu gaaray, iyo sidii uu waxaas oo dhan u tuuray markii laabtiisu ku xasili wayday. Waxa uu inoo sheegayaa in uu maray marxalado halis ah oo iimaankiisiba meesha ka baxay oo uu shaki iyo gebidhac ku jiray, ka dibna Alle ka badbaadiyay. Waxa uu inoo tibaaxayaa tubtii uu ku badbaaday iyo meelihii aafadu markii horaba ka haleeshay. Waxa uu xoogga saarayaa aragtiyihii iyo kooxihii xilligaa saamaynta ku lahaa degaankiisi afartii ugu waaweynaa oo kala ah: Mutakallimiinta, Faylasuufyada, Baadiniyada, iyo Suufiyada.


Productspecificaties

EAN
  • 9781838400880
Maat


Prijshistorie

Prijzen voor het laatst bijgewerkt op:

Uitgelichte Keuze
13,00
Naar shop